Diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha oo dhamaatay (Akhriso Liiska rasmiga ah)

Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal u saareen doorashada Madaxweynaha ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta Madaxweynaha. Qoraalk ay soo saareen guddiga ayey u sheegeen iney sadexdii cisho ee u dambeysay diiwaan geliyeen 39 musharax oo dhamaantood u taagan doorashada Madaxweynaha, kuwaasoo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa Guddiga ayaa intaas ku daray in beri ay … Continue reading Diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha oo dhamaatay (Akhriso Liiska rasmiga ah)